DHAGEYSO:-Maamulka HiirShabelle oo siidaayay ganacsato la kulmay ururka Al-Shabaab

0

Maamulka HiirShabelle ayaa siidaayay lix iyo tabon ganacsato oo ay xireen kuwaaso kulan kula yeeshay Al-Shabaab deegaanka Gamboole oo 50km ka xiga dhinaca galbeed magaalada Jowhar.

Agaasimaha warfaafinta maamulka HiirShabeelle Maxamed Macalin Xasan ayaa sheegay inay ganacsatadaan ay kala xaajoonayeen AL-Shabaab siinta lacago Zakawaad ah.

Wuxuuna shegay in ganacsatada ay jabiyeen awaamiirta lamaamaha amaanka ee HiiShabeelle.