DHAGEYSO:-Galmudug Oo Diyaarisay Ciidamadii La Dagaalami Lahaa Al-Shabaab

0

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo Ciidamo tababar ugu soo xiray Magaalada Balihowd ayaa dardaaran u jeediyay ciidamadaas kaas oo ku aadanaa ka qeyb qaadashada dagaalka Al-Shabaab.

Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Ciidamada u sheegay in ay u diyaar garoobaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaan Galmudug.