Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida Oo Xukun Culus Ridday

0

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waxa ay xukun ku riday Sarkaalkii ka dambeeyay dilka Taliye ku xigeenkii ciidanka Badda Soomaaliya Allaha u Naxariistee General Siciid Aadan Dheere (Siciid Mariine)

Dilkaan ayaa Gudaha dekada Muqdisho waxa uu ka dhacay 18 Bishii la soo dhaafay ee  January ee Sanadkan,waxaana sida la sheegay geystay Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Badda oo lagu Magacaabo Cabdi Naasir Xoosh Maxamed kaas oo Maanta lagu xukumay dil toogasho.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2016-10-07 18:21:18Z | | ÿþÿÿÿþÿÿÿþÿÿÿÔÿAÀþ