Dhageyso”Duqa Muqdisho Oo Tacsi U Diray Eheladii Uu ka Geeriyooday Marxuum Axmed Diiriye

0

Eng C/raxmaan Cumar cismaan yariisow duqa magaalada muqdisho ayaa geeridi xalay ku timid nabadoon axmed diiriye cali ku tilmaamay in ay ahayd mid xanuun badan

Gudoomiye Yariisow ayaa tilmaamay in Nabadoon Axmed Diiriye lagu xasuusan doono doorkii uu ka qaatay nabadeynta dalka iyo sidii loo heli lahaa dowlad loo dhan yahay,waxa uuna alle uga baryey inuu ku abaal mariyo janadii udgooneyd.