DHAGEYSO:-Wasiir ka tirsan maamulka soomaaliland oo dalka Dibeddiisa looga soo hanjabay

0

Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxaa maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa wasiiro ka tirsan maamulka Somaliland oo muddo todobaad ah ku sugnaa gudaha magaaladaasi Buuhoodle.

Hadaba waxaa arimahaasi iyo xaalada deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn ka hadlay Faysal Maas oo kamid ah qurba joogta deegaanada Sool, Sanaag iyo Cayn, isagoona hanjabaad hawada u mariyey wasiirka Hawlaha guud iyo guriyeynta Somaliland oo haatan ku sugan magaalada Buuhoodle

Hoos ka dhageyso codka