DHAGEYSO:-Timir dhacday oo lagu gubay magaalada garoowe

0

Maamulka gobolka nugaal ayaa dhanka bari ee magaaladda Garoowe ku gubay 50 kartoon oo timir ah kaddib markii lagu qabtay gaari xamuul ah oo kasoo qaaday dekada magaaladda Boosaaso.

Gaarigaan oo wadday badeecado kala duwan oo laga leeyahay gobolladda Koon fureed ee dalka iyo Bartamaha soomaaliya .

Waxaa xabsiga loo taxaabay dadkii arrintaan ku lug lahaa ,waxaana dib loo fasaxay darawalkii gaariga .