DHAGEYSO:-Mid kamid ah Waxgaradka degmada Towfiiq oo sheegay in Xiisaddo Caleedeed kasoo cusboonaadeen deegaanka

0

Nabadoon Siciid Nuur Xirsi oo kamid ah waxgaradka degmada Towfiiq ee gobolka Mudug ayaa sheegay inay maalmihii lasoo dhaafay ay ku hawlganaayeen sidii looga shaqayn lahaa nabad galyada gobolka loona xoojin lahaa Amniga.

Nabadoonka ayaa sheegay in dhawaan uu dagaal ka dhacay degmada gudaheeda kaas oo u dhexeeyey labo maaliyeesho Beeleed kuwaas  aysan ka dhalan wax khasaare Nafeed ah.