DHAGEYSO:-Faadumo Siciid ” Maxamed Cabdilaahi Cumar Waa Dilaal Soomaliya u shaqeeya “

0

Faadumo Siciid La taliyaha musharax Cabdiraxmaan Ciro ee arimaha dibada ayaa waxaa ay si kulul uga hadashey kulan dhawaan magaalada Moqdisho ku dhex maray wasiirkii hore ee arimaha dibada Somaliland Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo Raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya