DHAGEYSO:-Dagaal Gacan Ka Hadal Ah Oo Dhexmaray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley

0

Dagaal Gacan Qaad ah isla Markaasna Gacanta la iskula Tagay ayaa Dhex Maray Xildhibaano ka Tirsan Maamulka Somaliland Gaar ahaana Golaha Deegaanka ee Gabilay.