DHAGEYSO:-Ciidammadda Ammaanka Garoowe oo qabtay Ragg laga shakiyay

0

Taliyihii qeybta booliska gobolka Nugaal G/sare Faarax Warsame Cabdiraxmaan ayaa sheegay in ay qabteen ragg laga shakiyay habeenkii xalay kuwaas oo la socday gaari xamuul ah oo ku sii jeeday dhanka caasimada ganacsiga puntland ee bosaaso