AKHRISO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Nabadoon Axmed Diiriye

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsidayeeyay Geeridii ku timid Allaha u Naxariistee Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo xalay ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

Inaalilaahi waa inaa ilayhi raajicuun

“Waxaan uga tacsiyeynayaa Shacabka Soomaaliyeed geerida Nabadoon Axmed Diiriye oo xalay ku geeriyoday Muqdisho.ilaahay ha u naxariisto Nabadoon Axmed Diiriye, samir iyo iimaanna ha ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tegey.