Golaha wasiirada soomaaliya oo shir ku yeelan doona caasimada dalka & arimaha looga hadli doono

0

Golaha wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa yeelanaya kulan aan caadi aheyn oo lagu wado in looga hadlo arimo kala duwan

Golaha wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa yeelanaya kulan aan caadi aheyn oo lagu wado in looga hadlo arimo xasaasi ah xiligan Wasiirdda Soomaliya ayaa lagu wargaliyay In ay kasoo qeyb galaan kulanka maanta, kadib markii Goluhu uusan wax kulan ah yeelan 2-dii todobaad aynu soo dhaafnay.

Kulanka maanta ayaa la hadal hayaa in Golaha wasiiradda Soomaliya ay magacaabi doonaan Taliyayaasha Nabad Sugida iyo Booliska Dowladda Soomaliya, kuwaasi oo jagadooda aan la buuxin muddo 3-bilood ah.

Xilka Taliyaha Hay’adda Nabadd Sugida iyo Sirdoonka qaranka Soomaliyeed ayaa la hadal hayaa in loo magacaabi doono cabdi jiinow calasow oo horay u soo noqday maareeyaha dekeda muqdisho iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe,inkastoo wax walba ay isbadali karaan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here