Dhageyso”Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Sheegay In ay Weli Socdaan Kulamo u dhaxeeya gudiga ganacsatada iyo wasaarada Maaliyada

0

Duqa magaalada muqdisho C/raxmaan cumar cismaan yariisow ayaa shaaca ka qaaday in xiligan ay heer gabo gabo ah ku dhaw yihiin kulamo ilaa shalay u dhaxeeyey gudi gaar ah oo ay soo dirsadeen ganacsatada gobolka banaadir iyo xubno ka socda wasaarada maaliyada.

Gudoomiye yariisow ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey kulamadaasi isagoo xusay in xal waara laga gaari doono khilaafka xoogan ee u dhaxeeya wasaarada maaliyada iyo Ganacsatada Muqdisho.