DHAGEYSO:-Madaxweynaha Galmudug oo Dhulka Iibintiisa Amar kasoo saaray

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa Go,aan kasoo saaray dhulka kuyaal magaalooyinka maamulkaasi ka taliyo kuwasoo kamid ah hantida dawlada ee loo yaqaan danta guud.

Hoos ka dhagayso Codka Afhayeenka Madaxweynaha Galmudug.’