DHAGEYSO:-Dad Loo Qabtay Qarax Ka Dhacay Shabeellaha Hoose

0

Qarax khasaaaro geystay ayaa Ka dhacay duleedka degmada Baraawe ee gobolka Shabeellaha Hoose qaraxaas oo Maamulku ay sheegeen in Gaari dad Shacab ah ay saarnaayeen uu qabsaday kun geeriyoodeen laba ruux.

Gudoomiyaha degmada Baraawe Xuseen Bare Maxamed Jeex sheegay in howlgal ay ciidamada sameeyeen lagu soo qabtay saddex ruux oo looga shakiyay in ay ku lug leeyihiin qaraxaas kuwaas oo ay hadda baaritaano ku hayaan.