DHAGEYSO:-Madaxweynaha United Somaliland Front Mustafe Martin iyo dowladiisa dibad jooga ah maxaa u qabsoomay?

0

Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi Cali Xaraare uu la yeeshay Mustafe Martin oo dhowaan ku dhowaaqay inuu yahay Madaxwaynaha United Somaliland, Waxaana la hordhigay Su’aalo ay kamid yihiin Maxaa u Qabsoomay, Halkee Xaaladu maraysaa, Mise Howshu waxay uga dhamayd Hadalkii horey uga soo yeedhay oo keliya