DHAGEYSO:-Xildhibaan Cabdirisaaq Jaamac Cabdi’Waa in puntland ay dib u soo celiso gobolada ay soomaaliland xooga ku haysato”

0

Xildhibaan Cabdirisaaq Jaamac Cabdi oo ka tirsan mudanayaasha Barlamanka Puntland ayaa ka hadlay gobolada ka maqan Puntland Asagoo sheegay inay Dawlada Puntland madaxda hogaaminaysa kula xisaabtami doonaan soo Celinta deeganada Puntland laga qabsaday oo ay ugu danbaysay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.