DHAGEYSO:-Madaxweynaha puntland oo sheegay in ay tahay dastuuri soo celinta deeganada ay soomaaliland gacanta ku hayaan

Madaxweynaha puntland oo garoowe ku soo laabtay ka dib shirkii golaha amniga qaranka soomaaliya ee muqdisho lagu qabtay ayaa ka hadlay arimo badan oo intooda badan ku saabsan xaalada puntland ay xilligan marayso.

Madaxweyne gaas ayaa markii uu hadalkiisa dhameeyay su’aal  u muuqatay in uu ka xanaaqay laga waydiiyay xaalada gobolka sool iyo in puntland ay ka caga jiidayso soo celinta deeganada ka maqan gacanta puntland  ayna xiligan soomaaliland maamulayso

Hoos ka dhageyso codka

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Dhageyso”Gudoomiyaha Hay’ada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed”ilaa 5-Kun oo Soomaali ah ayaa weli ku dhiban Liibiya”
- Feb 18, 2018
Axmed Daahir C/kariin oo ah Gudoomiyaha Hay'ada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyey in ...
Ciidanka Asluubta oo u diyaar garoobaya xuska xiligii la aas aasay
- Feb 18, 2018
Qeybaha kala duwan ee Ciidamada Asluubta Soomaaliyeed ayaa xiligan diyaar garow balaaran ugu jira ...
Wasaarada Waxbarashada Oo Ardayda Dhameysatay Waxbarashada Heerka Koowaad u Tababareysa Macalinimo
- Feb 18, 2018
Wasaarada Waxbarashada xukuumada fedraalka soomaaliya ayaa ka dhawaajisay in ardayda dhameysatay waxbarashada heerka koowaad ...
Shariif Xasan Sheekh Aaden Oo Magaalada Muqdisho Soo Gaaray
- Feb 18, 2018
Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo maalmihii ugu danbeeyey safaro dibadda ...
Wasaaradda Gaadiidka oo dar dargelineyso hirgelinta sharuucda gaadiidka
- Feb 18, 2018
Kulankan oo lagu soo bandhigayay shirciga lagu dhaqayo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan  oo ay ...