DHAGEYSO:-C/raxmaan Cabdi Shakuur”Dowladdo Shisheeye & Dowladda Soomaaliya ayaa ii adeegsan raba Al-Shabaab si la ii dilo”

0

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa shaaciyay in amnigiisa uu u baqayo kadib markii uu ka warhelay xogo sheegay in uu weerar kale ku soo wajahan yahay.

Wuxuu  sheegay in uu ogaaday in la soo weerari doono isaga oo loo adeegsanayo Al-Shabaab taasina ay ku lug leeyihiin Dowladdo Shisheeye.

“Runtii Cabsida aan qabo waxa ay tahay in aan ka warhelay in la iisoo adeegsan rabo Kooxda Al-Shabaab ayna ku lug leeyihiin dowladdo Shisheeye oo aan dooneyn in Magacooda aan sheego iyo dowladda intaba ayuu yiri Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame”