Video:-Wasiir Cawad”Wasiirka Somaliland wada xaajood lama galin Ee salaan baa na dhexmartay”

Wasiirka arimaha dibada dowlada fadaraalka Somaliya mudane Cawad oo waraysi siinaya Tv-ga SomaliCable  ayaa ka hadlay arimo Dhawr ah oo muhiim ah.

Arimaha ugu waa weyn ee uu wasiirka arimaha dibada Somaliya uu faahfaahiyay ama ka hadlay waxaa ugu horeeyay wada xaajood uu Horay u sheegay wasiirka arimaha dibada maamulka Somaliland Sacad Cali Shire in uu dhexmaray isaga iyo Wasiir Cawad.

Wasiir Cawad ayaa yiri”Ma jirin wax wada xaajood rasmi ah oo na dhexmaray aniga iyo Sacad Cali Shire kaliya waxaa na dhexmaray salaan lama oran karo taas wadaxaajood”

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu yiri Wasiir Cawad”Aniga layma wakiilan mana jirin amar lay siiyay ama qorshe wada xaajood oo laygu amray in aan la galo Somaliland’

Hadalka Wasiir Cawad ayaa waji gabax ku ah hadal uu todobaadkii Hore saxaafada siiyay wasiirka arimaha dibada Somaliland Sacad cali Shire ,kaasoo uu ku sheegay in uu wada xaajood la galay Wasiirka Arimaha dibada Somaliya’hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media

allgalgaduud@gmail.com


Fikradaha Akhristayaasha (0)




ADVERTISMENT

LATEST NEWS

Imaaraadka oo Qirtay in Lagaga Adkaaday Dagaalka Warbaahinta ee Soomaaliya
- Apr 26, 2018
Wargeyska Alitixaad ee ku hadla  afka dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa caddadkiisa maanta oo ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka puntland oo Weerar afka ah ku waaday madaxda maamulada iyo dawladda dhexe muxuu ku eedeeyay
- Apr 26, 2018
Magaalada Garowe  waxaa lagu soo gaba gabeeyay shir hal maalin socday oo looga hadlayay ...
DHAGEYSO:-Shacabka Kunool Magaalada Garoowe oo Afka Furtay Arrimo Muhiim ahna Ka Hadlay.
- Apr 26, 2018
ulshada kunool magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland ayaa waxa ay ka hadleen dhismaha ...
DHAGEYSO:-Faarax macalin oo ku tilmaamay Qaa’inul wadaniyiin madaxda maamulgobaleedyada ee taga imaaraadka carabta
- Apr 26, 2018
Siyaasiga Faarax Macalin oo horey u soo noqday Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya oo ...
DHAGEYSO:-Halkee ayay wax u marayaan gudi dhawaan madaxweynaha puntland uu magacaabay
- Apr 26, 2018
Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ...