DHAGEYSO Wareysiga Cabdul-Qawi, Madaxweynaha ICJ oo Dhammeystiran

0

Maxkamada Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ, ayaa dhawaantan u dooratay in uu muddo seddax sano ah madaxweyne ka noqdo garsoore Soomaaliyeed, kaas oo lagu magacaabo Cabdul-Qawi Axmed Yuusuf. Wareysi gaar ah ayuu siiyay idaacadda VOA.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here