DHAGEYSO : Faarax Qare: “Heshiiskii Kalluumeysiga Wuxuu Ka Hor Yimid Xeerka Kalluumeysiga”

0

Dowladda Soomaaliya iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira, ayaa sabtidii heshiis ku meel gaar ah ka gaaray, qebsiga dakhliga kasoo xarooda bixinta rukhsadaha kalluumeysiga. Khubarada dhinaca badda ayaa sheegaya in heshiiskaasi ay ku jiraan dal-daloollo isla markaana uu ka hor imanayo xeerka kalluumeysiga Soomaaliyeed. Jacfar Kukay ayaa arrintan ka wareystay Guddoomiyaha hey’adda cilmi-baarista badda Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax-qare).

Dhageyso wareysiga