DHAGEYSO:-Afhayeenka Nabadoonadda gobolka Sanaag oo Beeniyey Warar laga Tabiyey Gobolka

0

Afhayeenka Nabadoonada gobolka Sanaag C/qani Maxamuud Faarax ayaa ka hadlay Hadalo dhawaan laga siidayey Warbaahinta kuwaasoo ay kamid tahay in Soomaaliland ay qabsatay qaybo kamid ah gobolkaas.

Afhayeenka ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Abaaro adag ka jirto gobolka Sanaag dawlada Puntlandna ay wax ka qabatay.