Dhagayso:- Puntland Oo kudaba Jirta Ragii kadambeeyay Qaraxyadii Bosaaso

0

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdilaahi Yuusuf Dowlad ayaa sheegay in lagu dabajoogo Ragii kadambeeyay Weeraradii ka dhacay Magaalada Bosaaso ,Ciidamaduna ay wadaan Howlgalo lagu xaqijinayo Amniga.

Waxa uu sheegay in ay Al-shabaab ay ka dabar goyn doonaan Deegaanada ay kaga Suganyihiin  G/bari.