Dhagayso:- Goorma ayaa la soo Gaba Gabaynayaa Howlgalki Doonida Xafiis Ee Bosaaso ku Soo Caariday ?

0

Maanta oo Talaado ah waxaa lafilayaa in la soo gaba gabeeyo Howlaglkii lagu bad baadinayay Hantida saaran doonida Xafiis ee ku Soo Caariday Xeebta Magalaada Bosaaso.

Wararka ay helayso warbaahinta Allgalgaduud.com ayaa sheegaya in Maalinta bari ah Doonidan Rarka saaran laga dajin doon oo loogu Tagidoon halkii ay  ku soo Caariday.

 

Hantida saaran doonidan ayaa waxaa lagu sheegay in ay gaarayso kudhawaad 10 Malyan oo Doolar.

Hoos ka Dhagayso Gudoomiye kuxigeenka kaluumaysatada  Bosaaso Mxamed Cadi Cismaan oo Faah faahinaya Halka ay maanta shaqadu Marayso .