Video:- Ciidamo Tababar Qaas ah looga Furay Gudaha Madaxtooyada Soomaaliya

0

133 Askari oo katirsan Ciidamada Xooga dalka soomaaliya ayaa Maanta tababar waxa uu uga Furmay Gudaha Xarunta Madaxtiiyada  ee Magaalada Muqdisho.

Ciidamadan ayaa loo Tababaraya sidii Jirkooda loo dhisi lahaa loogana ilaalinlahaa balwada sida Qaadka iyo wixii lamid ah.