DHAGEYSO:Siyaasi Gacmadheere”Mudada Sanadka ah ee ay jirto Dowlada Soomaaliya Waxyaabaha U Qabsoomay Waa Kuwa Muuqda”

0

Siyaasiga rugcadaaga ah ee maxamed maxamuud guuleed gacma dheere ayaa tilmaamay in mudada sanadka ah ee ay jirto dowlada somaaliya ay waxbadan uqabsoomeen isla markaana talaabooyinkii ay dowladu qaaday ay yihiin kuwa muuqda

siyaasiga ayaa soo hadal qaaday sida golaha xukuumada ay ula dagaalameen arimaha masuq maasuqa,isagoo sidoo kale mid qiimo badan ku tilmaamay safarkii uu madaxweynaha ku maray deegaanada Puntland Iyo Galmudug