DHAGEYSO:-Xasan Cali khayre” Shacabka Soomaaliyeed Waxaan ka Codsanaynaa in ay nagala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dasturka

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa sheegay in Sanadkaan 2018 uu yahay mid Xukuumadda Soomaaliya Muhiim u ah isla markaana ay Dowladu  doonayso in ay wax badan u Qabato Shacabka Soomaaliyeed.

Xasan Cali khayre ayaa shacabka kacod saday in ay Dowlada kala Shaqeeyaan Dhamaystirka Dastuurka , Nooca Doorasho ee dalka kadhic doonta 2020ka iyo Arimaha Cadaalada .