DHAGEYSO:-Madaxweynaha jubbaland”Waa In La Dedejiyaa Dhismaha Maqaamka Caasimadda

0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed ( Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay Maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo dhismaheeda.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in ay tahay in la ogaado cida heysata in ay Muqdisho hesho maqaam gaar ah taas oo dani ay ugu jirto cidwalba oo Soomaaliyeed.