DHAGEYSO:-Duqii hore ee muqdisho taabit cabdi maxamed”intii aan xilka hayay waxan arkay in dalka Kalsooni Daro Ay Ka Jirto”

0

Taabit Cabdi Maxamed gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir oo ku sugan dalka Turkiga ayaa  waxaa Magaalada Ankara loogu sameeyay Xaflad soo dhaweyn ah oo ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku Dhaqan dalkaas.

Taabit ayaa Munaasabadda waxa uu ka jeediyay khudbd uu kaga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo waxyaabihii uu ka bartay intii uu xilka ka hayay Gobolka Banaadir.