DHAGEYSO:-Cabdixakiin Yuusuf Xuseen”Xil la iga qaaday ma jiraan waa been abuur”

0

Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari Cabdixakiin Yuusuf Xuseen oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aysan jirin xilka qaadis lagu sameeyay ka dib war wad dhawaan soo baxday oo lagu sheegay in ay ahayd mid xilka ay uga qaadeen gudiga amniga gobolka bari