DHAGEYSO”Siyaasi C/Casiis Sheekh Yuusuf Direed”Dowlada Wax Badan Baa U Qabsoomay Mudadii Ay jirtay”

0

C/Casiis Sheekh Yuusuf Direed oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray ayaa tilmaamay in soomaaliya ay ku jirto xiligii ay ugu fiicnayd abid,isagoo xusay in hada ay muuqato dowlad wanaag isla markaana guulo laga gaaray caqabado badan oo horey u jiray

C/Casiis Sheekh Yuusuf Direed ayaa dhinaca kale dowladii dowladan ka horeysay ku tilmaamay tii ugu masuq maasuqa badanayd ee abid soo marta dadka iyo dalka soomaaliyeed