Dhagayso:- Maxay tahay Sababta Uu iskucasilay Gudoomiyihii Degmada Bacaadweyn?

0

Gudoomiyihii deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug Mudane Fu,aad Yaasin Maxamed ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu hayay Sababo isaga uqaas ah darteed .

Gudoomiyaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu isugu yeeray waxgaradka Degamada si uu ugu wargaliyo una soo doortaan shaqsi kale oo shaqada halkeedii  ka siidada.