Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa lafilayaa in la soo Gaba gaba Gabeeyo Howlgalkii lagu samatabixinaayay Doonidii ku soo caariday Xeebta Magaalada Bosaaso.
Waxaana Gurmadka ka qayb qaadanaya Shacabka , Culimada Dowlada , Shirkadaha Gaarka loo leeyahay Ciidamada iyo qaybaha kale ee Bulshada.
Halkan Hoose kadhagayso codka.