Degmada isku shuban ee Gobolka bari iyo tuulooyin hoos yimaada Ayaa waxaa Jajirta Abaaro saameen ku yeeshay Dadka iyo duunyada ku dhaqan halkaasi
Degmada ayaa waxa ay ka midtahay deegaanadii ay usoo Naq raaceen dadkii ka soo Guuray Gobolada Dalka oo ay ku Dhufatay Sanadkii tagay Abaartii Sima.
Degmada iyo Tuulooyin hoos yimaada ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay kajirto biyo iyo baad l aan Haysata dadka Xoolo dhaqatada ah ,Mana laha Degmada wax Ceel Biyood aha oo ay dadku ka cabaan.
Hadaba Xaaladaasi bani Aadanimo ee kajirta Degmada iyo Tuulooyinka hoos yimaada Degmada Waxaan kawaramaya Gudoomiye kuxigeenka Degmada iskushuban Axmed Jaamac Aadan.
Hoos ka dhagayso