Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxmed Shaakir Cali Xasan oo ku sugan Magaalada Caabudwaaq ayaa Amray in Gacan bir ah lagu qaban doono cidkasta oo ka soo horjesata Heshiiskii ladhax dhigay Beelha wada dagan degmada Caabudwaaq iyo Tuulooyinka Hoos yimaada.
Waxa uu sheegay in dhawaan lahirgalin doono Maxkamadii Ciidamada Qalabka Siday iyo Maxkamadihii Madaniga ahaa.
Hoos ka Dhagayso .