VIDEO:-Abwaan Guure oo Dawladda Soomaaliya Xil muhiim ah ka Qabtay

1

Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo kamid Abwaaanada Soomaaliyeed, Kuna Nool magaalada Muqdisho ayaa Dawladda Soomaaliya u magacowday inuu Noqdo Maareeyaha Guud ee Golaha Murtida iyo Wacyi gelinta (National Theatre), iyadoona uu Warbaahinta u sheegay Ku Simaha Wasiirka Warfaafinta Xildh. Cabdirixmaan Iidaan Yoonis.

Comments are closed.