Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Bada Puntland Sicid Maxamed Raage oo Maanta Shirkiisa jaraaid ku qabtay Xafiiskisa Ayaa waxa uu kaga jawaabay Eedeen ugatimid Xildhibaan katirsan Baarlamanka Soomaaliya Oo dhanka Puntland uga jira Golaha Shacabka kaas oo lagumagacaabo xildhibaan Cumar ismaaciil Waabar oo Wasiirka iyo Wasaaradiisaba ku eedeeyay in ay ka Gaabiyeen howshii loo igamaday , kaalina aysan kulahayn Gurmadka Doonida Saaran hantida lagu qiyaasay 10 Malyan ee dolar ee ku Soo caariday Xeebta Magaalada Bosaaso
Wasiirka ayaa shirkiisa Jaraaid ku sheegay in Hehiiska Dekeda Bosaaso oo ay Dowlada la soogashay Imaaraadka Carabta uu dan uyahay Shacabka Puntland, Bil kadina Wasaaradu ay bilaaban doonto Dhismaha iyo Balaarinta Dekeda Bosaaso.
Hoos ka Dhagayso