Madaxweyne Farmaajo Oo Hambalyo Hawada Umariyay Cabdiqawi Axmed Yusuf Oo loo Doortay Guddoomiyaha Maxkamada Caalamiga ee Hague

0

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Hambalyo iyo Bogaadin aan la Soo koobi karin udiray  Cabdi Qawi Axmed yuusuf oo loo doortay Gudoomiyaha Maxkamada Caalamiga ah ee Hague.

War qoraal ah oo kooban kana soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Ayaa lagu shaaciyay Barta Twitter-ka ay ku leedaha Madaxtooyada Soomaaliya.

Qoraalkan ayaa lagu yiri Sadan ” Hambalyo abdiqawi Axmed Yusuf oo loo doortay Madaxweynaha ICJ Qareen Cabdiqawi waa Xirfadle  kaasi oo ku dhashay Magaalada Eyl Kana mid ahaa maxkmada ilaa Feb 2009-kii Soo Noqday Madaxweyne ku Xigeenka ICJ  6 Feb  2015-ka  ilaa 6- Feb 2018-ka loona doortay Madaxweynaha ICJ.

Halkan Hoos ka Akhriso isgaoo Inglish ah.