DHAGEYSO:-Dagaalkii Puntland & Somaliland oo isku badalay qaab kale maxaa soo kordhay?

0

Xilli ay weli xiisadaha u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland sii xoogaysanayaan ayaa waxaa kasoo baxaya duulaankii ciidamada maamulka Somaliland ay ku qabsadeen bilowgii bishii hore ee sanadkani degmada Tukaraq ee gobolka Sool siro kala duwan oo tibaaxanaya arimo badan.

Faysal Maas oo kamid ah qurba joogta iyo aqoon yahanada Beesha Dhulbahate ayaa daba gal xoogan oo uu sameeyey kadib waxa uu warbaahinta u soo bandhigay ujeedooyinka ka dambeeya qabsashada degmada Tukaraq ee gobolka Sool