DHAGEYSO:-Odyaasha deegaanka boocame tageero u muujiyay Maamulka Soomaaliland

0

Ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo kuwo malayshiyaad ah  oo laga qoray deegaanka ayaa qabsaday degmada Boocame ee gobolka Sool.

Calanka Somaliland ayay ka taageen deegaanka ,waxaana wararku tibaaxayaan in Ciidamadan isugu jira kuwa Maamulka ka amar qaata soomaaliland  ayaa socod dheer ku soo mareen qaybaha ay ka kooban tahay degmada Boocame.