Cismaan Cali hudeey taliyaha saldhiga degmada guricel ee gobolka galgaduud ayaa si kulul uga hadlay xarig loogu geystay magaalada baladweyne ee gobolka hiiraan xili ay halkaasi tageen.
Ciise iyo Saraakiil kale oo la socotay ayaa Warar soo baxayay waxa ay sheegeen in Baladweyne lagu xidhay,waxaana taliyuhu uu sheegay in xadhigaas uu masuul ka ahaa gudoomiyaha Gobolka Hiiran.
Waxa uu sheegay in markii ay tageen Baladweyne uu Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan u sheegay in ay xidhan yihiin taas oo wax lala yaabay ay aheyd iyada oo aan la ogeyn waxa sababay arrintaas.