Wasiirdowlihii wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka bada ee Puntland Siciid C/raxmaan ayaa maanta Bosaso lagu dhaawacay xili uu ka soo baxay Dekeda Bosaaso.
Wasiir Dowlaha ayaa u dhaawacmay Rasaas ay si kama ah ugu furay Ciidamo uu watay mid kamid ah Saraakiisha Amniga ee Gobolka Bari ku kaas oo aan la sheegin qaybta ay katirsanaayeen kadib markii ay ka Dhaawaca Wasiirdowlaha ayaa lageeyay National Hospital Bosaaso halkaas oo xaaladiisa Cafimaad lagula tacaalayo.