Dhageyso:-Ciidamada Galmudug oo gacanta ku dhigay Gaari la soo dhacay

0

Ciidamada ammaanka ee Maamuka Galmudug ayaa maanta gaanta ku dhigay gaari la soo dhacay oo marayay inta u dhaxeysa magaalooyinka Caabudwaaq iyo Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Aminga ee Galmudug Mahad Xasan Maxamed ayaa sheegay in la qabtay Gaarigaasi iyo mid ka mid ah Maleeshiyaadkii so dhacay.

Waxaana uu tilmaamay Wasiir ku xigeenku in Ragga kale ay ku raad joogaan Ciidamada Maamulka Galmudug.

Halkan hoose ka dhageyso Codka