Dhagayso- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlay shirkii Davos ee dhaqaalaha Aduunka

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre  oo ka qaybgalay Shirkii dhaqaalaha Aduunka ee  Davos ayaa kahadlay waxyaabihii Soomaaliya shirkaasi ay ka faaiday.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa sheegay inuu kulamo laqaatay Madax ay kamid yihiin Madaxa bangiga Aduunka iyo Ha ‘ada lacagta Aduunka .Wuxuuna sheegay inay isla garteen in  xalada Soomaaliya ay so hagaagayso oo ay hada cagaheeda isku taagtay.