Dhagayso- Maxaa is ka badalay Caabudwaaq Booqashadii Farmaajo kadib

1

Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Caabud Waaq ayaa soo dhaweeyay Howlgalka hub ka dhigista oo ay Degmada ka wadaan Ciidamada DFS oo loo xilsaaray dib usoo celinta xasiloonida Degmada iyo kala dambaynta .

Magaalada Caabudwaaq  ee Gobolka Galgaduud oo mudooyinkii udambeeyay Caan ku ahayd dhibaatooyinka ay isku gaystaan beelha Wada dagan degmada Caabudwaaq ayaa waxaa laga dareemayaa haatan degmada Amni xasilooni

Comments are closed.