Dhagayso- Kaaliyihii Madaxkada Sare ee G/shabeelaha Hoose oo la dilay

0

Kaaliyihii Maxkamada degmada Walaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Jacfar Cabdi ayaa maanta waxaa lagu dilay ilinka hore guri uu ka daganaa halkaasi.

Gudoomiye ku xigeenka degmada Walawayn  ayaa dilkaasi ku eedeeyay in ay ka dambeen  kooxda  Al-Shabaab .