Dhagayso- Jubaland Oo Baaq Udirtay Puntland iyo Soomaaliland

0

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kulahadlay Magaalada Kismaayo ayaa waxa uu  ka hadlay xiisadaha dagaal ee ka taagan deegaanka Turkaraq ee gobolk Sool, taas oo udhaxsa  Maamullada Soomaaliland iyo Puntland.

Waxa uu ku baaqay in labada dhinac nabad ay wax ku dhameeyaan.

Hadalka ka soo baxay Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Jubaland ayaa ku soo beegmaya xili maanta Ciidamo katisan Puntland iyo Malayshiyaadka Soomaaliland ay israsaaseen kooban ku dhax martay Deegaanka Tukaraq.