DHAGEYSO:-Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo war lama filaan ah kasoo saaray Dagaalka Tukaraq & fariin ku socota madax dhaqameedka soomaaliland

0

 

Sheekh maxamed cumar diriir oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ayaa si adag uga hadlay colaada baryahan danbe ka dhex jirta soomaaliland iyo puntland ,

Sheekha ayaa laba dhinac ugu baaqay in ay xaalada si nabad iyo walaaltino ku jirto ay ku dhameeyaan wuxuu intas ku daray in xuduudahan la isku hayo ayna waxban soo kordhin doonin hadii dhiig dad muslim ah lagu daadiyo.