DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka oo caasimada puntland kaga dhawaaqay warkii ugu cuslaa dagaal lagu qaado soomaaliland

0

Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed Garsoor, ayaa maanta Garowe kaga dhawaaqay inay ururada mucaaradka Puntland ka qeyb qaadanayaan dagaalka lagu xoraynayo gobolka Sool.

Siyaasigaan oo horey uga mid ahaa mucaaradka ugu weyn madaxweyne Gaas, ayaa badelay mowqifkiisii mucaaradnimada, isagoo sheegay inuu madaxwene Gaas safka hore ku jiro, diyaarna u yahay dagaalka.